Safiirka Somalia ee Kambala oo kulan la qaatay Wasiiru dowlaha A/dibadda Uganda (Sawirro)

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Uganda u fadhiya Danjire Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) ayaa kulan kula qaatay magaalada Kampala ee dalka Uganda Wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda dowladda Uganda Mudane Oryem Henry Okello. Safiirka iyo wasiirka ayaa ka wada hadlay dhowr arrimood ay ka mid tahay xoojinta xariirka labada dal iyo sidii loo … Continue reading Safiirka Somalia ee Kambala oo kulan la qaatay Wasiiru dowlaha A/dibadda Uganda (Sawirro)